XANUUNADA - MALADIES
SINGULIERPLURIELFRANÇAIS
calool istaag constipation
calool qushqush indigestion
calool xanuun mal à l'estomac
cudurcudurromaladie
cuncun irritation
cuno xanuun mal à la gorge
daacuun choléra
dhaawacdhaawacyoblessure
dhaawacanedhaawacaneyaalblessé
dhabar xanuun mal au dos
dhiigdhiigagsang
dhiig kac hypertension
dhiig la'aan anémie
dhimashodhimashooyinmort
dhaxan un rhume
durey, duray un rhume
eeydhis SIDA
elerjik une alergie
geerigeeriyomort
gubashogubashooyinbrûlure
hargab grippe
hurgunhurgunoinfection
ilig xanuunilko xanuunmal aux dents
jaabnin fracture
jadeeco typhoïde
jidh dil marques sur le corps
joonis hépatite
kabuubyo fourmis dans les jambes
kaneeco moustique (malaria)
kansar cancer
khamriye alcoolique
nafaqo darronafaqo darrooyinmalnutrition
qaniinyo mas morsure de serpent
safmar epidemie
shuban diarrhée
sunsunanpoison
suxdin epilepsie, convulsions
teetane tétanos
wadne istaag attaque cardiaque
wadne xanuun maladie de coeur
xiiq asthme
xanuun douleur
xasaasiyad une alergie
xummadxumadofièvre, température



CAAFIMAADKA - SOINS
SINGULIERPLURIELFRANÇAIS
caafimaad santé
ambalaas une ambulance
farmashiye une pharmacie
isbitaal un hôpital
kiliinig une clinique
rug caafimaad une clinique
shaybaar un laboratoire
dhakhtardhakhtaroun docteur
dhakhtaraddhakhaatiir dumaar ahune doctoresse
dhakhtarka ilkaha un dentiste
dhakhtarka indhaha un ophthalmologue
dhakhtarka qalliinka un chirurgien
falmiyeeriyo une infirmière
kalkaaliso caafimaadkalkaalisooyinune infirmière
kalkaaliye caafimaadkalkaaliyaalun infirmier
antibaayootigantibaayootigyoun antibiotique
asbiriin l'aspirine
daawodaawooyinun médicament
dhiig sang
kooxda dhiiga groupe sanguin
dhiig ku shubid transfusion sanguine
duubidduubidopansement (Somali Nord)
sharootosharootooyinpansement (Somali Sud)
fitamiinfitamiinovitamine
irbad aiguille (piqûre)
shiliish seringue
kiiniinka quinine, pilule
qolka qalliinka bloc chirurgical
na'diif propre
ogsaajin oxygène


VERBES
SOMALIFRANÇAIS
bukanshoêtre malade (Somali Nord)
jirroêtre malade (Somali Sud)
ka tallaalvacciner contre
ku dhacaffecter
qufactousser
warwareeravoir des vertiges
xanuunavoir mal
xumowavoir de la fièvre


EXPRESSIONS
AF-SOOMAALIGAFRANÇAIS
Maxay tahay mushkiladu / dhibataadu? Quel est le problème ?
Waan xanuunsanayaa Je suis malade
Muddo intee le'eg ayaad xanuunkan iska dareemaysay? Depuis combien de temps êtes-vous malade ?
Halkee ku xanuunaysa? Où est-ce que ça fait mal ?
Halkan bay i xanuunaysaa ça fait mal ici
Waan hunqaacayaa Je vomis
Wax ma cuni karo Je ne peux rien manger
Ma sexaan karo Je ne peux pas dormir
Waan ka sii darayaa Je me sens plus mal
Waan ka soo raynayaa Je me sens mieux
Dhaxan baa igu dhacay J'ai attrapé un rhume
Qufac baan leeyahay Je tousse
Shuban baan leeyahay J'ai la diarrhée
Uur baan leeyahay Je suis enceinte
Calool xanuun baan leeyahay J'ai mal à l'estomac
Cuno xanuun baan leeyahay J'ai mal à la gorge
Ilko xanuun baan leeyahay J'ai mal aux dents
Madax xanuun baan leeyahay J'ai mal à la tête
Wadne xanuun baan leeyahay J'ai une douleur au coeur